Warbaahinta New Zealand oo qaadeysa talaabo Muslimiinta lagu taageerayo

Ra’iisul Wasaaraha New Zealand haweeneyda la yiraahdo Jacinda Ardern, ayaa shaacisay tallaabooyin ay qaadayso Jimcaha soo aaddan si ay garab istaag ugu muujiso dadka Muslimiinta ah. Wareysi ay siisay Aljazeera ayaa waxey hoosta ka xariiqday in warbaahinta laga sii deyn doono aadaanka salaadda Jimcaha ee soo aaddan, iyadoo arrintaa looga golleeyay in garab istaag loo … Continue reading Warbaahinta New Zealand oo qaadeysa talaabo Muslimiinta lagu taageerayo